|
asiajaya (December 31, 1969 at 6:59 pm)
wassuup dadku wuu guura se dhulku maguuro taasina waa markhaati madoon ...sanaag somaliland ayaa leeeh.....izkaaga guur wayehee ....haddaad isku dhajiso ama aad dadkaaga dhinac karaaci weyduu.....hubaal SANDULLE ayeey kugu tahay taasina waa SURE baryadii waay dhaftaay iyo maslaxadii....
wassuup (December 31, 1969 at 6:59 pm)
asiajaya: Gorma ay Warsangeli Somaliland noqdeen? Anigu iminka warsangeli baan ahay ee Somalilandta ay sheegaysid maba dareensani, Walaa Somaliland ama Puntland labadaba maba dareensani. Anigu Nin somali ah baan ahye, ee dhulki waagi ingiriiska nakalaqaybiyay ima xisaabsana. Anigu aad iyo aad waxaanu layaaba umadan dhan oo cuqdad isku riday oo kala qaybinaysa Somalia. Walee Somaliland bay udarantahay in Ay soomalia ka go´do.Viva Makhir state/Somalia
asiajaya (December 31, 1969 at 6:59 pm)
"WASUUP" sanaag degaanka ugu badaan waxaa iska leh warsan-gali...warsan-galina waa somaliland, cuqdaada aad sheegeysaa marka adiga ha kugu koobnaato.. mida kale qolo walba midguhu wuu ladagaa...lakiin mashegtaan cida aay la degaan...oo waa dad ku kalsoon "COLOWE" OO AAH magacooda guud HADAAD ADIGU UTAQAAN AAN IDHAHDE "MIDGAAN"
wassuup (December 31, 1969 at 6:59 pm)
wai inaa lillah, ma ninkan baa somaliland ka tirsan. Shay Mire wuxu deganyahay Boosaso balse isagu waligiis reer Badhan iyo Laas qoray ayu ahaanjidhay. Ninkan Midgaan baa lagu sheega laakinse isagu Warsangeli ayu isku sheega Warsangaliguna way sheegtaan.Shay Mire Dacar wa nin reer Sanaag ah, Somalilandta aaad sheegaysaana wax kajidha majiraan ee cuqdada iska bixiya.Viva Shay Viva Sanaag/Puntland
ahme0130 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Wooow Nice song, Ala yaa cisik
shacreeye1 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Aaaa Meesha Abaar daran ayaa ka jirta maxeey yihiin dhulkuna doog maahan dhirtuna waa qalalan yihiin...waqooyi abaartaan maaka jirto?
mukhtaar02 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
ASIAJAY jeclyaa inan joogo jaaheeda nuurkale ayaa ijiidanayee........... haye M/W salan sare gudoon nabdeeeeeeeeeeeeey
bakaryare5 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
bt wht u mean viva shay mire warka kala saar sxb maxaa uula jeeda viva
bakaryare5 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
waa nin jiraa laakin maxau kuugu taalaa somalida ma fahmayaan heeska waxa ku laaban sorry
kabeebey (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Viva Shay mire.. |